This wiki has had no edits or log actions made within the last 45 days and has been automatically marked as inactive. If you would like to prevent this wiki from being closed, please start showing signs of activity here. If there are no signs of this wiki being used within the next 15 days, this wiki will be closed in accordance to the Dormancy Policy (which all wiki founders accept when requesting a wiki). If this wiki is closed and no one reopens it 135 days from now, this wiki will become eligible for deletion. Note: If you are a bureaucrat, you can go to Special:ManageWiki and uncheck "inactive" yourself.

Bogga ugu muhiimsan

From Meta
This page is a translated version of the page Main Page and the translation is 100% complete.

Meta

Ku soo dhowow Meta-Wiki, oo ah bogga bulshada adduunka ee loogu talagalay mashaariicda Gyaanipedia Foundation iyo mashaariicda la xidhiidha, laga bilaabo isku-dubbaridka iyo dukumiintiyada illaa qorsheynta iyo falanqaynta.

Wikisyada kale ee diirada saaraya sida Gyaanipedia Outreach iyo Gyaanipedia Strategy waa mashaariic takhasus gaar ah leh oo asalkoodu yahay Meta-Wiki. Doodaha laxiriira sidoo kale waxay kadhaceen liisaska dirista Gyaanipedia (gaar ahaan gyaanimedia-l, oo udhiganta taraafikada hoose Gyaanipedia Announce), kanaalada IRC ee freenode, wikis shaqsiyeed oo katirsan Gyaanipedia xulufadiisa, iyo meelo kale.